Dareenka raaxada kaadida waa maxay

Su’aasha:

Xubinkayga taranka waxan dareemaa macaansi markaa kaadshayo cun cun markay biyahu iga imaadana kaadida ma xajin karo usobab ah ma la odhan karaa.

Dareenka raaxada kaadida waa maxay
Dareenka raaxada kaadida waa maxay

Jawaabta:

Dareenka raaxada la dareemo xliga kaadida inta badan waxaa keenaa qofka oo aan mudo biyo ka bixin oo xubintiisa taranka la gaaxiyay, buuxsanaanta ay buuxdo ayaa keenaysa qofka inuu dareemo raaxo marka ay kaadida soo marayso xubinta, waayo xubinta marka ay muddo moog tahay biyabax dareenka aad buu u dhow yahay wax kaste taabto wuu kiciyaa, saad og tahay kaadida waxay ka timaadaa kaadihayska oo kulul markaas waxay soo martaa xubinta iyadoo kulul kulaylkaas wuxuu saameeyaa dareemaha geedka ninka markaas ayuu qofka dareemayaa kacsi.

Laakin raga xaasaska qaba oo galmada sameeya inta badan ma dareemaan dareenkaas waxa aad u dareema raga doobka ah taasna waxaa ugu wacan baahida ay u qabaan galmada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More