Intaan Aafada Kudhex Jiray Dareenka Dabeeciga Ah Waan Lahaa Laakiin Markaan Aafadii Iska Daayay Een Waliba Mudo Kasii Maqnaa Dareenkaygii Dabeeciga Ahaa Waan Iska Waayay Maxaad La Odhan Karaa Markaa Mise Xaalad Kale Oo Caafimaad Daro Ayaa Jirta.
Jawaabta:
Siigada qofka dhib ayay u keentaa waa laga yaabaa dareenkiisa inuu aad u daciifo siiba marka uu filimada xunxun daawanaya, asoo siigaysanaya, sida maanta dad badan ay sameeyaan, marka ka fogwo siigada iyo filimada xunxun.
Sidoo kale siigada waxay leedahay niyadjab qofka marka uu niyadda ka jabo waxaa ku dhacaayo cudur nafsi ah oo saameynaya kalsoonida kacsigiisa.