Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa?
Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa?
Su’aasha:
Waad salaamantihiin bahda mareegta Daruur Waxaan ahay Nin doob ah, hadana waan dareen badanahay, waliba dareenka kacsigeyga isma badalo hadaan gaajeysanahay iyo hadaan dharganahay midna, teda kale waxaan ugu daranahay xilliyada aan kaligeyga ahay, waxaan isku arkaa kacsi badan niyad kacsanaan mararka qaar xitaa xubinteyda taranka ayaan isku dayaa inaan gacanteyda kaga istiimo.
Marka walaal maxaa lagu xalinkaraa Kacsiga iyo dareenka badan, maxaase looga gudbi karaa arintaas.
Mahadsanixiin.

Jawaabta:
Waad ku mahadsan tahay booqshada Daruur.com marka aan ka hadlo su’aashaada waxaad ogaataa raga inay ku kala duwan yihiin dareenka kacsiga caadi ahaan kacsiga wuxuu noqonayaa hormuunada jirka iyo abuurista qofka waa sida dabeecada oo kale xanaaqa iyo naxariista iyo qalbijileeca marka kacsiga wuxuu intaas kaga duwan yahay wuxuu ku kordhaa waxyaalaha qaar sida fikirka iyo aragtida dumarka iyo hadalka iyo sheekada galmada iyo cuntada kordhisa awoodda kacsiga.
Marka waxaa la dhihi karaa xalka ugu weyn qofka uu ku xallin karo dhibaatada kacsiga waa guur, guurku waa waddada ugu soo dhow oo kacsiga lagu dejin karo.
Haddii qofka ay duriifo u geeyaan inuu guursan waayo waxaa ku habboon inuu la dagaallamo kacsigaas xadka ka baxsan.
Wuxuu ku dadaalayaa inuu isku mashquuliyo waxyaalaha ka fog dareenka dumarka ama sheekada galmada ama u dhowaanshaha naagaha.
Sidoo kale soonka isagana wuu yareeyaa, soonka lagama wado midka cuntada habeen lasyka badiyo, waxaa laga wadaa qofka inuu soomo habeenkiina uu cuntada iska yareeyo oo uu ka fogaado cuntooyinka qofka kiciya.
Waxaa kaloo qofka mashquuliya shaqada, qofka shaqaynaya oo xil weyn haya kacsigiisa wuu damaa.
Wuxuu yiri rasuulka SCW:
(يَا مَعْشَرَ الشَّبَابِ، مَنِ اسْتَطَاعَ مِنْكُمُ الْبَاءَةَ فَلْيَتَزَوَّجْ، فَإِنَّهُ أَغَضُّ لِلْبَصَرِ، وَأَحْصَنُ لِلْفَرْجِ، وَمَنْ لَمْ يَسْتَطِعْ فَعَلَيْهِ بِالصَّوْمِ؛ فَإِنَّهُ لَهُ وِجَاءٌ)
(Dhalinyarooy qofkii awoodo guurka ha guursado, maxaayeelay isagaa aragga u laabid badan farjigana u ilaalin badan, qofkii aan awoodin ha soomo , maxaayeelay wuxuu u yahay gooyn)
Xadiiska wuxuu ka mid yahay axaadiista tilmaantay xalka doobabka xagga dareenka.
Ninka ma istiimin karaa xaaskiisa Soonka
Thank you for visiting the Daruur.com when I talk about your question you know men are different in feelings of arousal normally erectile dysfunction becomes the hormone of the body and the person’s creation is like a character of anger and compassion and heartaches when arousal is different from this it increases in some things such as women’s thoughts and perceptions and speech and sexual conversations and food that increase the ability to arousal.
When it can be said that the biggest solution for a person to solve the problem of erections is marriage, marriage is the closest way to setting the erection.
If the person is forced to marry, they should fight against this out-of-bound erection.
He strives to engage himself in things that are far from women’s feelings or sexual conversation or proximity to females.
Fasting also reduces it for himself, fasting is not prescribed for one who increases the night’s food, it is said that the person fasts and decreases food at night and avoids the foods that raise the person.
Halkan ka daawo riyada galmada