Dareenka ibta naasaha raga iyo hormoonka dumarka

Dareenka ibta naasaha raga iyo hormoonka dumarka

Su’aasha:

Asc wll markan xaskeyga la galmoohayo naasaha in lay salaaxo kacsi waali anka qaadaa taasi hormone dumarka miyaa igu badan.

Dareenka ibta naasaha raga iyo hormoonka dumarka
Dareenka ibta naasaha raga iyo hormoonka dumarka

Jawaabta:

Raga inay ka dareemaan raaxo marka ay la raaxaysanayaan xaasaskooda waa wax dabiici ah, ibta naasaha raga dareen ayay leeyihiin sida haweenka oo kale, raga badankooda way dareemaan marka laga taabto ama laga salaaxo, taas macnaheeda ma aha inay kugu badan yihiin hormuunada dumarka,  dareenka raaxada jirka guud ahaan raga iyo dumarka ayuu ka dhexeeyaa inkastoo ay dadka ku kala duwan yihiin, xataa waxaa jira dumar aan raaxo ka dareemin naasaha, taas macnaheeda ma aha hormoonka ninka inuu jirkooda ku badan yahay, marka wax dhib ma jiro, ninka xaaskiisa marka ay naasaha ka taabato wuu dareemayaa waana wax dabiici ah.

Haddii ninka uu jirkiisa ku bato hormoonka naagaha oo la yiraahdo Estrogen naasaha ayaa ka weynaado, naasaha waaweyn waxaa sabab u ah hormoonka dumarka.

 

Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin

 

It is natural for men to feel comfortable when they are having sex with their wives, men’s nipples are sensitive just like women’s, most men feel them when they are touched or caressed, that doesn’t mean you are more of a female champion, the feeling of pleasure The body in general is the same for men and women, although there are different people, there are even women who do not feel comfortable with their breasts, that does not mean that the male hormone is more in their body, so there is nothing wrong, when the man’s wife has breasts. He feels it when he touches it and it’s natural. If a man increases his body with the female hormone called estrogen, the breasts will be bigger, the big breasts are due to the female hormone.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More