Site icon Daruur درور

Dareenka dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga (women)

Dareenka dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga (women)

Su’aasha:

Salan sare asxabta qaliga, su’aal ban qabaa gabdhaha sunig u gudan maka kacsi badan yihin kuwa firconiga ah, waxan maqlay gdniinka shaqo kuma laha dareenka dumarka, waxa la heli kara naag fircooni loo guday hadana ka qooq badan naag suni ah, hadalkaas sideed u aragtan fadlan jawaab baan idinka sugaa.

Kacsiga dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga
Kacsiga dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga

Jawaabta:

Marka waa inaad ogaataa dareenka kacsiga hablaha wuxuu u kala baxaa labo nooc.

Dareen kore oo farjiga faruurihiisa iyo kintirka ay ka dareemayso iyo dareen gudaha cambarka ay ka dareemayso.

Naagaha dareenka kore  leh  waxaa la sheegaa inay gaaraan boqolkiiba  97% kuwa banaanka ka kacsado waxay gaaraan boqolkiiba 3%.

Marka gudniinka wuxuu saameeyaa dumarka dareenkooda kintirka uu ku jiro, marka la gudo kacsiga wuu ka jabaa, laakin dumarka murqgaha cambarka gudaha ka dareemo si kaste haddii loo gudo dareenkooda ma jabo.

Marka waxaad arkaysaa dad  badan oo la yaabaya gabar fricooni ah oo hadana dareen  xoog badan leh.

Waxaa kaloo jira haweenka dareenka kore leh way ka fudud yihiin xaga biyabaxa si dhaqsi ayay ku biyabaxaan.

Laakin kuwa gudaha ka raaxaysto aad bay daahaan.

Waxaa kaloo jiro hablaha marka ay 30 sano dhaafaan waxaa laga yaabaa dareenkooda inuu gudaha noqdo sida ay sheegeen dadka wax ka qoray  aqoonta galmada.

 

Xadiis Yaa ku soo arooray gudniinka suniga oo ah:

 

(أن امرأةً كانت تَخْتِنُ بالمدينةِ فقال لها النبيُّ صلى الله عليه وسلم: لا تُنْهِكي فإن ذلك أحظَى للمرأةِ وأحبُّ إلى البعلِ).

 

(Haweeney ayaa Madiina ku gudi jirtay (gabdhaha) wuxuu ku yiri rasuulka (SCW): Ha ku xeeldheeraanin (gooynta) taas ayaa naagta u roon ninkeedana ugu jecel yahay)

Waxaa wariyay Abuu Daawuud

Dumarka suniga iyo dumarka fircooniga kacsiga badan
Dumarka suniga iyo dumarka fircooniga kacsiga badan

Gudniinka saameys ayuu leeyahay dareenka dumarka sniga waa kaxoog badan yahay kuwa fircooniga ah. laakin mar kaste ma aha waayo naag fircooni ayaa jirta aan la reebi karin.

Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta

 

You should know that the feeling of arousal is divided into two types.

A feeling of the upper vagina in its fingers and penis and a feeling inside the palate.

Women with high emotions are said to reach 97% of those who are exposed to 3%.

When circumcision affects women’s feelings about the penis, when they are circumcised, the erections are broken, but women feel the muscles of the inside of the penis in any way if they are circumcised their feelings are not broken.

When you see a lot of people admiring a fricooni girl who has a strong feeling.

There are also women with upper feelings who are easier to ejaculate faster than ejaculate.

But those who enjoy the inside are too late.

There are also women who have passed 30 years old and their feelings may become internal according to people who have written about sexual knowledge.

 

 

Exit mobile version