Asc wllo waxan ku weydiinaya dambi aan galay markan ka towbad keenana waan ku soo laabta marka Sidan Alle Dambi dhaaf u weydiiso Alle ma soomi kara.
Jawaabta:
Qofka hadduu dambi galo waxaa waajib ku ah inuu ka towbad keeno xataa hadduu ku noqdo mar kale dambigaas, haddii aad u soonto adoo soonka Alle ugu dhowaanaya si uu dambiga kaaga dhaafo ama uu kaaga ilaaliyo waad samayn kartaa, taas wax dhib ma laha, soonka waa camal suuban oo Alle loogu dhowaado.