Dadka qaar hadalka si qaldan maxay ugu qaataan
Su’aasha:
Asc wllo bahda daruur waxn raba inad igala talisan ama iishegtan sababta ay dadka kle iga aaminan wax qaldam ama wax anan ahyn ay i modan sida inan ahay qof xun hadaladeydana ugu qatan xaga qaldan anon hal qof ku seexan coladintisa wakhtina ku bixin , hadi an qaldamana waxn bixiya rali galin ma jecli inan ku xad gudbo dadka ma garanyo sababta qaladka iga aminan ma qofba jira si qaldan afkartisa markaste la iskaga fahmo.
