Dad galay guriga Cumar Albashiir kuna seexdeen sariirtiisa video
Qayb ka mid ah shacabka Sudan ayaa waxay galeen guriga madaxweyanah dhacay Cumar Albashiir.
waxay ku dhex wareegeen guriga iyagoo sawiranaya meel kaste ayay gadgaddiyeen.
