Site icon Daruur درور

Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican

Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican

Urka cambarka waa labo nooc mid dabiici ah oo aan xoog badneyn iyo mid aad u daran oo u eg kalluun meel ku daahay urkiisa oo kale.
Urka siilka xadka ka baxsan oo sida mallayga uraya oo kale ah wuxuu tilmaamayaa jirro ama mushkilo weyn siiba haddii ay la socdaan balbal iyo cuncun iyo dhacaan ama qoyaan cad ah oo badan.

Waxaa ugu fiican daawadan lagu magacaabo “Carefree ”

 

Daawada cuncunka siilka haweenka
Daawada ugu fiican cuncunka hoose

Inta badan urka xubnaha taranka naagaha wuxuu ka bilowdaa nadaafad darada siiba marka ay gabadha xiranayso kastuumo muddo badan oo aysan iska baddalaynin.

kastuumada ama nigiska wasakha ah waxaa ka dhasho bakteeriya oo keeni karta inuu siilka uro ama uu bilaabo cuncun iyo nabro xanuun leh.

Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican
Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican

marka hore naagta waxaa laga rabaa inay nadaafadda ku dadaasho.
Waxay keenaysaa taas inay xanuunsanto marka ay galmo ninkeeda la samaynayso,  raaxo badan inaysan helin amaba raaxada oo dhan inay ka tagto xanuun dartii, dareenka oo dhan ayaa tagaya, xanuunka siilka xiliga galmada waa marka uu jirran yahay, wuu bukadaa marka jeermiska ka bato.
sidoo kale waxay dareemeysaa haweeneyda balbal xiliga kaadida sidoo kale dhacaan badan ayaa ka soo baxaya.
Antibiyootik ayaa ugu fiican in lagu daaweeyo siil xnuunka marka uu yahay mid ka dhashay bakteeriyada.
sidoo kale waxaa jirta daawo oo lagu dhaqayo gudaha cambarka. daawada xanuunka cambarka waxay ka dishaa jeermiska iyo bakteeriyada, sidoo kale waxay ka goysaa urka daran kasoo baxo xubinta taranka.
Sidoo kale dumarka dareemo urka xubnaha taranka waa inay ku dadaalaan xiiridda shuunka.

shuunka badan marka uu wasakhoobo naagta wuxuu ku

ridaa cuncun iyo nabro ayuu u keenaa faruuraha cambarka kuwa waaweyn, nabrahaas waxaa laga yaabaa inay xanuun daran u keenaan.

nabarka weyn wuxuu yeelanaa malax marka uu baqo ur ayuu meesha ku reebaa,

Xalka waa inay naagta timaha hoose iska xiirto xili kaste nadaafadda waa muhim.
sidoo kale waxaa jira daawo dabiici ah biyo kulul oo qandac ah iyo wax yar milix marka laysku daro hoose ayay ku dhaqaysaa maalin kaste ilaa uu ka dhamaanayo cudurka aad bay ugu roon tahay cuncunka iyo bakteeriyada.
Dhakhaatiirta waxay sheegaan in cudurka siil cuncunka dumar badan ayuu ku dhacaa siiba dumarka la qabo.

taasna inta badan waxaa sababaonaagaha la qabo nadaafadda way ka mashquulaan siiba marka ay caruur dhalaan.

cuncunka cambarka dumar badan ayuu dhib ku hayaa, taas oo keeni karta arrmo kale .

 

Vaginitis is a term that refers to any inflammation or infection that affects the vagina. Candidiasis (which is a fungal disease) is the most common cause of vaginitis. Itching, irritation, and vaginal discharge are the most common symptoms seen in patients with vaginitis.

 

cuncunka cambarka jiiro halis noqon karta faahfaahin dheeraad 

Bararka iyo dhacaanka uraya ee xubinta taranka dumarka

Exit mobile version