Site icon Daruur درور

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo v

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo v

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo

Su’aasha:

Waxaan idinka rabaa inaad igula talisaan daawada dabiiciga ugu fiican hargabka iyo qfaca iyo sanka oo wada xiran.

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo liin malab sanjabiil
Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo liin malab sanjabiil

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo liin malab sanjabiil

Jawaabta:

Hargabka ama qabowga waxaa sababa fayras xilli gaar ah u badan sida waqtiyada qabowga laakin waxaa jiro daawooyin dabiici ah oo cunto ah oo dhaqsi kaaga fududeyn kara, waxaa ka mid ah daawooyinka soo socda:

1- Liin inta shaah ahaan loo kariyo markaas lagu daro malab iyo sanjabiil, waxay furayaan sanka xiran iyo dhuunta, waa wax soo dedejiya bogsashada qofka uu ka bogsanayo hargabka.

2- Maraqa laga sameeyo digaaga, inta aad keento digaag fareesh ah oo aad ka samayso maraq khudrad wata iyo basbaas iyo filfil madow iyo toon isna wuxuu ka mid yahay waxyaalaha ka ilaaliya dhuunta qalaylka, sankana fura awoodna siiya qofka.

Maraq dooro digaag
Maraq dooro digaag

3- Haddii ay dhuuntaada xiran tahay waxaad samayn kartaa arrin aad u fudud inta aad dabka biyo saarto oo aad ku darto qaaddo yar milix ah (cusbo) markaas aad ku luqluqato adoo dhuunta gaarsiinaya, taasna waxay fureysaa xirnaanta sanka iyo naafta dhuunta.

Daawada hargabka luqluqasho
Daawada hargabka luqluqasho

waxyaalo badan kale way jiraan laakin intan ayaa ugu badan wax la adeegsado

 

Sababaha keena dhiigga sanka ka yimaada

 

Colds or colds are caused by a virus that is more common seasonally like in colds but there are natural dietary medications that can relieve you quickly, including the following medications:

1- Lemon juice while cooking as tea and then adding honey and ginger, they open the closed nose and throat, it is something that accelerates the recovery of the person from the cold.

2- The sauce made of chicken, while you bring a chicken with a chicken and you make it from a peanut butter and pepper and black pepper and garlic is one of the things that protects the dry throat, opens the nose and empowers the person.
3- If your throat is closed you can do a very simple thing while you put water on the fire and add a small spoon of salt (salt) and then you stick it by reaching the throat, which opens up the nasal congestion and disabling of the throat.
There are many other things, but most of them are used.

 

 

وَعَن قَتَادَة أَن رجلا أَتَى إِلَى رَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] فَقَالَ: يَا رَسُول الله أشتكي صَدْرِي.
فَقَالَ لَهُ رَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] : ” اقْرَأ الْقُرْآن فَإِن الله يَقُول: فِيهِ شِفَاء لما فِي الصُّدُور “.
وَعَن جَابر بن عبد الله أَن رجلا قَالَ لرَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] : إِنِّي أشتكي حلقي.
فَقَالَ لَهُ رَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] : ” عَلَيْك بِالْقُرْآنِ فاقرأه “.
وَعَن ابراهيم بن مُحَمَّد قَالَ: كَانَ أَصْحَاب رَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] يلتقطون الْبرد لرَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] فيأكله وَيَقُول: ” إِنَّه يذهب أَكلَة الْأَسْنَان “. وَكَانَ عمر بن الْخطاب يَقُول: إيَّاكُمْ والتخلل بالقصب فَإِنَّهُ تكون مِنْهُ الْأكلَة.
وَعَن مُجَاهِد أَن رَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] قَالَ: ” تخللوا من الطَّعَام وتمضمضوا مِنْهُ فَإِنَّهُ مطهرة للفم مَصَحَّة للثات والنواجذ “

Exit mobile version