Daawada ugu fiican Corona lagu daaweeyo

The best treatment for coronase disease It is a natural remedy

Cudurka corona oo lagu tiriyo cudurada halista ah ayaa ku faafay caalamka.

Ilaa iyo hadda lama hayo wax dawo ah.

Wuxuu dilay dad aad u farabaday dadkaas wuxuu ka dilay dalalka hormarka lagu tilmaami jiray.

Daawada ugu fiican corona lagu daaweeyo
Daawada ugu fiican corona lagu daaweeyo

Ilaa hadda waxaa loo raadinayaa talaal loomana helin.

dalal badan ayaa isku dayaya inay daawo u helaan laakin wali waa la la’yahay.

adduunka wuxuu ka joojiyay dhaqdhaqaaqyada oo dhan.

Astaamaha lagu garto cudurka corona waa:

1- qandho daran

2- jir xanuun

3- qofac qalalan

4- hargab diif la socdo  dadka qaar

5- kawaabyo jirka oo dhan

6- neef ciriiri dadka qaarkii

7- uriska iyo dhadhanka inuu qofka ka tgao.

haddaba daawada ugu fiican oo lagu daaweyn karo korona virus waa daawo dabiici ah.

sida malabka iyo sanjabiisha iyo liin dhanaanta iyo xabadsowdada iyo qarfaha  qofka inuu badsado.

sidoo kale toonka iyo basashada iyo cuntooyinka xoojiya difaaca jirka oo dhan aad bay ugu roon yihiin.

hadda waxaa lagu daaweynayaa dadka uu ku dhacay corona daawooyin kale sida daawada malaariyada iyo daawooyin kale.

laakin dad badankooda ka bogsaday corona virus waxay adeegsadeen daawada dabiiciga ah.

Qofka wuxuu u cabbaa sida shaaha oo kale.
wuxuu isku karinayaa sanjabiil iyo malab iyo xabasowda ama toon ayuu ku daraa.
wuxuu cabbayaa iyagoo kulul sidoo kale wuxuu karkarinayaa liin dhanaan oo lagu daray labab iyo sanjabiil ama qarfo wuxuu cabbayaa mar kaste uu ka dareemo dhuunta qalayl.
sidoo kale cuntada waa inuu ku dadaalaa.
cudurka karoona ama koroona ama corona wuxuu u eg yahay hargabka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More