Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan
Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan
Su’aasha:
Waxaan ahay wiil hadda soo qangaray haben kaste waan siigaystaa waan iska reebi lahay sideen isaga joojiyaa daawo ma jirtaa sigada lagu reebo karo siiga badan dhib miyay ii keenaysaa sidoo kale waan isku arkay marka labo jeer aan siigaysto biyaha wax dhiig oo kale ayaa ku jiro maxaa waaye kaas fadlan jawaab isoosiiya.

Jawaabta:
Marka hore siigada daawada ugu fiican waa Alle ka cabsiga sidoo kale go’aan adag ayaa loo baahan yahay, qofka da’da yar oo hadda soo qaangaaray awood badan ayaa jirkiisa ku jirto kacsi badan ayuu dareemayaa siiba marka uu cunayo cunto nafaqo leh.
sidoo kale marka uu raacraacayo waxyaalaha kacsiga u keeni kara sida inuu sawiro dumar qaawan oo kale inuu daawado ama jidadka haweenka jirkooda inuu fiirsado ama inuu naago la sheekeysto siiba marka uu kala sheekaysanayo dumarka arrimaha la xiriira raaxada iyo galmada waxaas oo dhan qofka ayay ku ridaan dhibaato iyo xumaan.
qofka raba inuu siigada ka fogaado waxaa laga rabaa inuu ku mashquulo wax khayr ah waxbarasho aqoon cilmi diini salaad duco adkaar waxaas ayaa siigada daawo u ah.
teeda kale biyaha ninka waa cad yihiin haddii biyaha dhiig aad ku aragto taas macnaheeda waa inaad badsatay siigada dhowr jeer ayay biyaha kaa baxeen taas waxay keenaysaa biyaha inay dhiig noqdaan.
sidoo kale waxay saamaynaysaa biyabaxa ninka mustaqbalka.
qofka galmada badsado biyahiisa inay dhiig noqdaan ama inay ku dhacdo biya la’aan waayaan labaas ayuu u dhxeeyaa.
marka halis ayaad ku jirtaa caafimaadkaaga khatar ayuu ku jiraa.
Dhacaanka kacsiga iyo midka dhididka farqiga u dhexeeya
First of all, the best medicine for dust is fear of Allah, and a strong determination is also needed. A young person who has just reached puberty has a lot of power in his body and feels a lot of excitement, especially when he eats nutritious food.
Also, when he pursues things that can cause him to have a lot of excitement, such as looking at pictures of naked women or looking at women’s bodies or talking to women, especially when talking to women about matters related to pleasure and sex, all of this causes the person to suffer and be evil.
A person who wants to avoid dust is required to be busy with something good, such as education, knowledge, religious knowledge, and strong prayers, and this is the medicine for dust.
On the other hand, a man’s water is clear, if you see blood in the water, it means that you have used dust a lot, and the water has come out of you several times, which causes the water to turn into blood.
It also affects the man’s future ejaculation.
A person who has sex too much can have their semen turn bloody or become infertile.
So you are at risk, your health is at risk.