Site icon Daruur درور

Cuntooyinka daaweeya dhibkay siigada kuu geysato

Cuntooyinka daaweeya dhibkay siigada kuu geysato

Su’aasha:

Subax Kasta Qayb Caano Geela Ayaan Cabaa Sidoo Kale Khudaar Waxaan Helo Waan Cunaa Sida Lawska Mooska Xabxabka Iwm Markaa Ma Laga Yaabaa Inay Wax Yar Uun Iga Caawiyaan Dhibtay Siigadu ii Geysatay

Cuntooyinka daaweeya dhibkay siigada kuu geysato
Cuntooyinka daaweeya dhibkay siigada kuu geysato

Jawaabta:

Waxaa muhimsan inaad ka fogaato siigada, jirkaaga sidiisa hore ayuu kusoo laabnayaa naftaadana way soo roonaanaysaa, haddii kale cunto kaste aad cunto kaama qaadi karto dhibka siigada ay kuu geysanayso siiba dhibka nafsiga.

Cintooyinka aad sheegtay waa cunto fiican oo jirka uu u baahan yahay  marka waxaa muhimsan inaad ka joogsato siigada.

Qoraalladan akhri:

  1. Sida Siigada Looga Soo Kabsado
  2. Qof Muddo Dheer Siigeysanayay Siduu Kusoo Fiicnaan Karaa
  3. Sigada Dhibka Jirka Intee In La Eg Uu Kaga Bogsan Karaa
  4. Ma Jirtaa Daawo Awooda Uso Celineysa Raga Guursan Raba
  5. Nafaqada Lagu Daaweeyo Qofka Ay Siigada Dishay
  6. Faa’idooyinka Mooska Kuwa Ugu Muhimsan
  7. Qaraha Jirka Muxuu U Taraa Xagga Caafimaadka

 

It is important to stay away from masturbation, your body will return to its former state and your soul will be better, otherwise every food you eat cannot take away the harm that masturbation causes you, remove the emotional problem.

The juices you mentioned are good food that the body needs when it is important to stop masturbation.

Exit mobile version