Site icon Daruur درور

Cuntada raga arooska u roon

Carabta qoolleyda waxay kariyaan qaab cajiib ah, dalalka carabta aad baa looga jecel yahay hilibka qoolleyda, waxaa la siiyaa raga arooska ku cusub ama raga raba inay awooddooda kacsiga xoog u yeelaan.

Bariis qolley lagu dhex kariyay
Bariis qolley lagu dhex kariyay

Waxaa la keenaa qoolleyda inta la gowraco oo laga nadiifiyo baalasha markaas iyadoon la jarjarin ayaa la dhexgalinayaa bariis oo wata xawaash iyo waxyaalo carfaya sida toonta iyo basasha iyo kabsar iyo waxyaalo badan, marka laga dhexgaliyo bariiskaas caloosha qoolleyda ayaa waxaa la galinayaa foornada, waxaa iskusoo karaya bariiska iyo hilibka qoolleyda wuxuu yeelanayaa dhadhan aad u macaan badan.

Cuntada raga arooska u roon
Cuntada raga arooska u roon
Cuntada raga arooska u roon

Hilibka qoolleyda waxyaalo badan ayuu jirka u taraa oo aad u badan laakin waxa ugu muhimsan oo ay carabta u cunuun shinbirta gaar ahaan qolleyda waa xagga galmada iyo kacsiga inay ku kordhiyaan.

Exit mobile version