Cuntada jirka lagu dhiso iyo dareenka kacsiga

Cuntada jirka lagu dhiso iyo dareenka kacsiga

Su’aasha:

( 1 ) Asc wllow hir dhis ayaan ku jiraa oo aniga gurigayga ku sameeyaa maarkaan arko qof iga murqo wayn waan challenge gareeya waan la qabsaday hadaadan jirkayga dhisin waxaan umalaynayaa dadka in ay icaynayaan naftaydana waan ku difaacaa
Daareenkaygana waa badan yahay waxaan cuna digirka.kallunka.ukunta.caanaha geela.qudaarta ayi nooc markaas ayaan jirka ku dhisaa
(2) hada ka hor ayaan gabar waxaan kala hadli jiray waxyaabaha dareenka leh waan seexday isla habeen kaas aniga oo siigaysanaayo ayaan kusoo kacay aniga oo dhameeyey
Lkn waxaan samayn jiray siigada waan yarayn jiray 5 maalmood halmaalin ayaa samayn jiray
Markaan sameeyana jikayga si uu san u dhicin ayaan waxyaabaha ptoint ka ah cuni jiray dhamaan.
(3) hada ka hor ayaan is caatayn jiray oo kago ay proientka nafaqada iyo wixii lamid ah wali ilmo yar ayaa noqday oo maxadaxan hog ku leh ma sidii hore ayaan jarayaa nafaqada mise waan wadayaa
(4) Tan ugu dambaysa maxay tartaa prointa caagada ka jira muxuusa gudaa mida kle ma jiryaa daawooyin booska cuntada kuu badalayo oo aan wax dareen leh lahayn mana jiraan cuntooyin jirka lagu dhiso oo darayn lahayn……….?
Walaal mid mid iiga jaahil bixi sidaan
Usoo oqay iigu soo qor oo mid walba
Barteeda kataabo
Iiga jaahil bixi macsalaama hana ii dul
Marin oo sidaan waqtiga ugaliyay waqti
Gooni ahna iisii aad baad umahad san
Tahay

Cuntada jirka lagu dhiso iyo dareenka kacsiga
Cuntada jirka lagu dhiso iyo dareenka kacsiga

Jawaabta:

Walaal su’aalaha si fiican usoo caddey marka aad soo qorayso.

Teeda kale waxaad sheegtay inaad jirka dhisto waxaad sheegtay cuntooyinka aad qaadato dhamaan waa cunto aad u fiican oo u roon caafimaadka iyo jirka, marka ma fiicna daawo inaad ku baddalato, waxaa fiican cuntada dabiiciga inaad ku dadaasho.

Ka fogow burutiibka oo caagaha ku jiro intaad karto waligaa ku dadaal cuntada dabiiciga iyo jimicsiga iyo orodka jirka si dabiici ayuu u dhismaa.

Waxaa kaloo aad ogaataa wax kaste jirka nafaqo siinaya inuu dareenka kacsiga badinayo way isku xiran yihiin.

Cuntada jirka lagu dhiso iyo dareenka kacsiga
Cuntada jirka lagu dhiso iyo dareenka kacsiga

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay

Brother, clarify the questions well when you write them.

On the other hand you said to build the body you said the foods you take are all very good foods that are good for health and the body, when it is not good medicine to replace, it is better to strive for natural food.

Stay away from the rubber-containing brush as much as you can always strive for natural food and exercise and running the body naturally builds up.

You also know that everything that gives nourishment to the body is connected.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More