Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya waxay ka mid yihiin waxyaalaha caafimaadka khatar ku ah.
qofka marka caloosha ka weynaato wuxuu noqonayaa qof jirrooyin badan halis u ah.
cuntada waxaa ka mid :
1- chips (jibsiga) taasna waxaa laga soo xigtay cilmibaareyaal ka tirsan jaamacadda Harvard.
2- Soda Diet canbbitaanka ah waxaa la ogaaday inuu baruurta jirkaaga badiyo siiba moxogga.
3- pizza sidoo kale waxay wadataa saliid dhammaystiran.
4- cabbitaanka furutiska haddii layska badiyo nooc walba ha ahaadee.
5- cuntada degdeg loo yaqaano oo inta badan ka samaysan waxyaalaha saliidda lagu dubay Dadka caloosha leh bulsho kaste si baa loo eegaa laakin caafimaad marka laga hadlo caloosha ma fiicna