Waa maxay Caviar?
Caviar waa ukun uu dhalo kalluun lagu magacaabo Acipenseridae afka ingiriiskana Sturgeon ayaa loo yaqaanaa waxaa laga helaa badda Caspian Sea u dhexaysa Azerbaijan iyo Iran iyo Russia iyo Kazakhstan iyo Turkmenistan Muxuu jirka u taraa Caviar ?.
Waxaa la sheegay inuu waxtar weyn leeyahay wuxuu siiyaa jirka awood aan maskaxda galaynin gaar ahaan xagga galmada wuxuu ninka u kordhiyaa raganimada si yaab leh aan la soo koobi karin gaar ahaan nooca guduudan.
cilmibaaris lagu sameeyay ayaa waxaa laga ogaaday inuu biyaha ninka si daran u badinayo waxaa kaloo la sheegay inuu u roon yahay xididaha dhiiga wadnaha geeya iyo wadnahaba Caviar waa cuntada ay cunaan boqorada iyo dadka milyaardeerada sicirkiisa wuxuu gaaraa 5000 doolar kiilada, nooca ugu fiican wuxuu gaaraa 15.000 doolar.






Caviar nooca madooban waxaa laga soo saaraa kalluunka lagu magacaabo xafash midka guduudanna waxaa laga soo saaraa kalluunka salmon.
Ereyda raadiska:
cuntada galmada, cuntada biyaha ninka badiso, cuntada boqorada ay cunaan, raashin lagu cayilo, cuntada ugu nafaqada badan, cunto dheef ah, rashin lagu buurto, daawooyin lagu cayilo, cuntooyinka lagu naaxo