Waa maxay Caviar?

Caviar waa ukun uu dhalo kalluun lagu magacaabo Acipenseridae afka ingiriiskana Sturgeon ayaa loo yaqaanaa waxaa laga helaa badda Caspian Sea u dhexaysa Azerbaijan iyo Iran iyo Russia iyo Kazakhstan iyo Turkmenistan Muxuu jirka u taraa Caviar ?.blank

Waxaa la sheegay inuu waxtar weyn leeyahay wuxuu siiyaa jirka awood aan maskaxda galaynin gaar ahaan xagga galmada wuxuu ninka u kordhiyaa raganimada si yaab leh aan la soo koobi karin gaar ahaan nooca guduudan.

cilmibaaris lagu sameeyay ayaa waxaa laga ogaaday inuu biyaha ninka si daran u badinayo waxaa kaloo la sheegay inuu u roon yahay xididaha dhiiga wadnaha geeya iyo wadnahaba Caviar waa cuntada ay cunaan boqorada iyo dadka milyaardeerada sicirkiisa wuxuu gaaraa 5000 doolar kiilada, nooca ugu fiican wuxuu gaaraa 15.000 doolar.

Caviar nooca madooban waxaa laga soo saaraa kalluunka lagu magacaabo xafash midka guduudanna waxaa laga soo saaraa kalluunka salmon.

Ereyda raadiska:

cuntada galmada, cuntada biyaha ninka badiso, cuntada boqorada ay cunaan, raashin lagu cayilo, cuntada ugu nafaqada badan, cunto dheef ah, rashin lagu buurto, daawooyin lagu cayilo, cuntooyinka lagu naaxo

Kalluunka saliidda lagu dubo dhibka uu keeno

What is Caviar?

Caviar is the eggs of a fish called Acipenseridae, also known as Sturgeon in English, found in the Caspian Sea between Azerbaijan, Iran, Russia, Kazakhstan, and Turkmenistan. What are the benefits of Caviar for the body?

It is said to be very useful, it gives the body a power that does not enter the mind, especially in terms of sex, it increases the man’s masculinity in a surprising way that cannot be described, especially the red type.

Research has shown that it increases the water content of a man significantly and is also said to be good for the blood vessels leading to the heart and the heart. Caviar is the food eaten by kings and billionaires, its price reaches 5000 dollars per kilogram, the best type reaches 15,000 dollars.

Black caviar is produced from a fish called hafash, and the red one is produced from salmon fish.

Search terms:

sex food, food that increases male fertility, food eaten by queens, food to gain weight, most nutritious food, beneficial food, mountain food, medicine to lose weight, foods to gain weight

Leave a Reply