Cunidda maskaxda waxtarka caafimaad ay leedahay
Soomaalida maskaxda ma cunaan, dhaqankooda ayaa sidaas ah.
Laakin cunidda maskaxda waa arrin adduunka laga yaqaano oo waddamo badan ku faafsan.
Marka hore cunitaanka maskaxda diin ahaan waa xalaal.
Taas layskuma haysto, laakin qofka aan ka helin wuu iska dhaafi karaa taas wax dhib ma laha.
Halkan waxaan kusoo bandhigeynaa faa’idooyinka ay leedahay maskaxda xoolaha sida geela iyo lo’da iyo ariga.
Dhadhanka maskaxda wuxuu u eg yahay ukunta oo kale siiba marka maskaxda la shiilo.
Maskaxda waxay leedahay burtiin aad u badan laakin hilibka ma gaarsiisana.
Faa’idooyinka ay jirka siido waxaa ka mid ah:
Waxay kala nadaamisaa unugyada neerfayaasha
Caafimaadka maskaxda dadka ayay aad ugu fiican tahay
Sidoo kale waxay u roon tahay wax qabashada aqoonta xifdinta iyo garaadka.
Jirka cuduro badan ayay ka ilaalisaa maskaxda.
Lafaha ayay u roon thay
Waxaa laga helaa maskaxda Vitamin D
Raga ayay u kordhisaa awoodda galmada, waxayna xoojisaa raganimada.
In English
It separates nerve cells
It is very good for people’s mental health
It is also good for handling knowledge and intelligence.
It protects the body from many diseases in the brain.
It is good for the bones thay
It is found in the brain Vitamin D
It increases sexual power for men and strengthens masculinity.
Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa
Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo