Cuncunka jirka sababaha keena the reasons of Itching in the body

Cuncunka jirka sababaha keena the reasons of Itching in the body

There are many causes of itching in the body
Sababao badan ayaa jira oo keena cuncunka jirka

Cuncunka sababo badan ayaa keena, qaar  waxay u noqonayaan nadaafadda qaarna waxay u noqonayaan cudurro qofka ku dhaca.

Qofka marka uu ku dadaali waayo nadaafadda jirkiisa wuxuu ka qaadayaa arrintaas  cuncun, siiba meelaha dhididka,

sida kilkilaha iyo xiniinyaha hoostooda, dabada, meelahaas dhididka ayaa wuxuu u keenayaa cuncun haddii qofka uu ku dadaali waayo nadaafadda.

Timaha kazoo baxo meelahaas waxaa la rabaa in la xiiro, si meesha ay hawo u qaadato,

Teeda kale dadka qaakii waxay ka sheegtaan cuncunka madaxa ama timaha, nabro ayaa uga soo baxo mararka qaarkooda, taas iyadana waxay u noqonaysaa nadaafadda.

Cuncunka jirka sababaha keena the reasons of Itching in the body
Cuncunka jirka sababaha keena the reasons of Itching in the body

Haddii qofka uu ku dadaalayo nadaafadda haddana uu dareemayo cuncun, markaas waxay u noqonaysaa inuu is baaro,

shaybaar waa inuu tagaa, si loo ogaado sababta keentay cuncunka maqaarka ama jirka.

Saxarada ayaa laga qaadayaa qofka, waxaa meesha laga ogaan karaa cuncunka sababta keenta.

Sidoo kale dumarka cuncunka ka sheegta, siiba cambarka ama xubnaha taranka, taas iyadana waxay u noqonaysaa nadaafadda.

Gabdhaha xirta nigiska oo maalmo badan ku jira, wuxuu yeelanayaa wasakh oo daran,

oo keeni karaa nabro iyo cuncun, sidoo kale faruuraha siilka ayaa fin xanuun badan uga soo baxo naagaha aan ku dadaalin inay is nadiifiiyaan,

taasoo keenaysa dhibaatooyin mustaqbalka.

Dadka cilmibaareyaasha waxay sheegaan, dhibaatooyinka lasoo gudboonaada dumarka oo la xiriira xubnahooda taranka,

badankooda waxaa ay ka dhashaan nadaafaddarada.

Sidoo kale cuncunka luagaha isaga waa mid dad badan ay ka sheegtaan,

saan sheegnay midkaas wuxuu u baahan yahay in qofka baaritaan lagu sameeyo, si loo ogaado sababta keentay.

Maxaayeelay sababo badan ayaa keeni kara cuncunka

ereyad raadiska. cuncunka, cuncunka jirka, cuncunka lugaha, kilkilaha, gacmaha, caloosha

 

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

 

Itching causes many causes, some are for hygiene and some are for diseases that affect the person.

When a person is unable to take care of his body hygiene, he takes away this from itching,

removing sweating areas, such as the kidneys and under the gums, the tail, these sweating areas cause itching if the person is not trying to clean up.

Hair that comes out of these areas is required to be shaved, so that the place can take up air,

On the other hand, people who are naked talk about itching in the head or hair, sometimes wounds come out of it, which is hygiene for her.
If the person is struggling for hygiene and yet is feeling itchy, then it will be up to him to test himself, a lab should go, to determine the cause of itching on the skin or body.

Feces are taken from the person, the cause of itching can be determined.

Also women who complain of itching, remove the nails or genitals, which will be hygiene for her.

For girls who wear the niw, which lasts for many days, it will have severe dirt, which can cause scarring and itching, and the nipples of the nipple also have painful acne in women who do not strive to clean themselves, which leads to future problems.

Researchers say that the problems that women experience in relation to their genitals are caused by hygiene.

It is also something that many people say about it, as we said, that one needs to be investigated, to find out the cause.

Because many causes can cause itching

search for words. itching, itching of the body, itching of the legs, armpits, arms, stomach

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More