Cuncun kacsi ayaan dabada ka dareemaa ila taliya maxaan sameeyaa

Cuncun kacsi ayaan dabada ka dareemaa ila taliya maxaan sameeyaa

Su’aasha:

marka ho scw aad baan uga faa’idaystay webka qiimaha badan daruur, runti web somali isaga o kale ma an arag, su’al ayan qabaa muhim ah, aniga xaas ayan ahay ninkayga wan is jecel nahay raxadana wan ka helaa, lakin waxan isku arkay dareen iyo cuncun xaga dambe siiba marka istiinka iyo raxada an bilaabo mana rabo inaan xaran sameeyo hal mar ayaa ninkayga iga galiyay asoon u ugu talagalin si xoog ayan u dareemay raxo, heer aan jirka oo dhan jiriiricyo iyo dhaxan macan aan ka daremo sida ano biyabaxayo o kale marka sideen isaga baabi’iyaa darenkas dabada hadaba maxaa keeno darenka kacsiga nocaas ah, markii hore ma ahayn hada ayn isku arkay ninka dhowr sano ayan is qabnaa fadlan jawab ayan idinka sugaa oo fahfahsan.

Cuncun kacsi ayaan dabada ka dareemaa ila taliya
Cuncun kacsi ayaan dabada ka dareemaa ila taliya

Jawaabta:

Marka hore kusoo dhowoow webka Daruur, marka labaad dhibka ku haysta wuxuu u noqonayaa nafsiyaad wax la dhaho, waxaa laga yaabaa inaad maqashay galmada dabada ama aad filin xun aragtay ama sawir markaas aad iska dhaadhicisay maskaxiyan inay raaxo tahay, taasna waxaa kuu kaalmeeyay dareenka kacsiga kugu jiro, maxaayeelaya neerfayaasha dareenka usoo gudbiya waxay deris la yihiin neerfayaasha wareegga dabada, sidaa awgeed dumarka qaar way rabaan in gadaal looga tago, laakin badankooda ma rabaan mana ka raaxaystaan.

Marka hore ogow in galmada futada ay halis tahay webka ayaad ka akhrisan kartaa xukunka diinta iyo caafimaadka waxa ay u keento.

Laakin waxaad ku damin kartaa marka aad isku aragto cuncun iyo raaxo inaad adeegsato daawada kabaabyada la buufiyo, dhakhaatiirta sidaas ayay kula dardaaramaan dadka dhibkaas haysta.

Daawada waa la helaa waa daawo meesha lagu buufiyo kawaabyo ayay ka dhigaysaa, xanuunka iyo dareenka ay ka tagsiisaa.

 

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

Su’aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada

Xaaskayga gadaal ayaan ka maray sideen u towbadkeenaa

 

 

المعاصي تعمي القلب
ومن عقوباتها أنها تعمي القلب، فإن لم تعمه أضعفت بصيرته ولابد، وقد تقدم بيان أنها تضعفه ولابد، فإذا عمي القلب وضعف، فاته من معرفة الهدى وقوته على تنفيذه في نفسه وفي غيره، بحسب ضعف بصيرته وقوته.
فإن الكمال الإنساني مداره على أصلين: معرفة الحق من الباطل، وإيثاره عليه.
وما تفاوتت منازل الخلق عند الله تعالى في الدنيا والآخرة إلا بقدر تفاوت منازلهم في هذين الأمرين، وهما اللذان أثنى الله بهما سبحانه على أنبيائه بهما في قوله تعالى: {واذكر عبادنا إبراهيم وإسحاق ويعقوب أولي الأيدي والأبصار} [سورة ص: 45] .
فالأيدي: القوة في تنفيذ الحق، والأبصار: البصائر في الدين، فوصفهم بكمال إدراك الحق وكمال تنفيذه، وانقسم الناس في هذا المقام أربعة أقسام، فهؤلاء أشرف الأقسام من الخلق وأكرمهم على الله تعالى.
القسم الثاني: عكس هؤلاء، من لا بصيرة له في الدين، ولا قوة على تنفيذ الحق، وهم أكثر هذا الخلق، وهم الذين رؤيتهم قذى العيون وحمى الأرواح وسقم القلوب، يضيقون الديار ويغلون الأسعار، ولا يستفاد من صحبتهم إلا العار والشنار

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More