Site icon Daruur درور

Cuncun aan hebeenkii lala seexan karin sababaha iyo daawada

Cuncun aan hebeenkii lala seexan karin sababaha iyo daawada

Su’aasha:

qof says habeenkii markay sanqadhu istaagto waxa ku bilaabmaya cuncun daran,oo u diidey hurdada.
cuncunkaasi wuu sii bataan uun,qofku calaamad kale iskumuu arkin
maxaa qofkaa lagu sheegi karaa
daawadiisa
ka hirtaga dadka kale si aanay ugu dhici
Autoimmune ma noqon karaa oo isagu ma is qaadsiin karaa.

Cuncun aan hebeenkii lala seexan karin sababaha iyo daawada
Cuncun aan hebeenkii lala seexan karin sababaha iyo daawada

Jawaabta:

Cuncunka sababo badan ayaa keeni kara waxay noqon karaan sababahaas jirrooyinka maqaarka sida qalaylka jirka ama cadhada ama gubashada, waxaa kaloo ay noqon karaan sababo gudaha sida jirrada beerka ama kallida ama dhiigyarida, waxaa kaloo ay noqon karaan labnaanta neerfayaasha, taas waxaa keeni kara cudurka sokorta, waxaa kaloo keeni kara jirrooyinka nafsiga walwalka istareeska iyo waswaaska, waxaa kaloo keeni kara waxyaalaha kiimikada ah inay jirkaaga soo gaaraan sida saabuunta iyo daawooyinka qaar.
Marka daawada cuncunka jirka waxay u noqonaysaa in la ogaado sababka keenay, markaas ayaa la xaddidi karaa, sababkana waxaa lagu ogaan karaa in baaritaan la sameeyo,
qoraallo kale faahfaahsan oo la xiriira cuncunka halkan ka akhriso.

Sababaha Cuncunka Qooraha Iyo Daawada U Roon

Cuncunka Maqaarka Jirka Maxaa Sababi Kara Ogow

Cuncunka Alaabta Hoose Dumarka Maxaa Keenaya

Geedka Raga Waxa Finka U Keeno Iyo Daawada

Cuncunka Qooraha hadaan u isticmaalo liima dhanaanta ma i waxyeeleysaa?

 

Itching can cause many causes such as skin diseases such as dryness of the body or anger or burn, they can also be internal causes such as liver disease or conscretion or anemia, it can also be neurological dysfunction, which can be caused by diabetes, it can also be caused by psychological diseases, anxiety and whispering. It can also cause chemicals to reach your body such as soap and some medicines.
When the body’s itching medication becomes to determine the cause, then it can be limited, and the cause can be determined by testing,
Read other detailed articles related to itching here.

 

Exit mobile version