Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa

Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa

Su’aasha:

Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa hadaanba qof dumar ah arko wankacsana shardi Uma aha inan fiiriyo xita agteyda haday marto wankacsana dumaro dhan Ayan sida kanoqday hayarato xita gabdhaha aan qangarin Sido kale maxarimta xita walalahay.

Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa
Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa

Jawaabta:

Waxa soomaalida ay dhahaan mayiiko ama mayiikada waa cudur nafsui ah maxaayeelay wuxuu hayaa qofka ku walaan kacsi daran, inta badan wuxuu ka dhashaa qofka marka uu badsado daawashada filimada xunxun ama dumar uu mar kaste kala sheekaysanayo arrimaha galmada taleefan ama toos.

Taas maskaxdiisa waxay ku abuuraysaa fikir aan dhamaanin dhanka dareenka.

Daawada waa qofka inuu guursadaa hadduusan awoodin waa inuu soomaa asoo ka dheeraanaya arrimaha keeni kara kacsiga daran

Su’aashan oo kale in badan ayaan ka hadalnay waliba si faahfaahsan webka Daruur ka dhex raadi.

 

Cudurka laga qaado galmada gadaal

 

Somalis say that lustful is a psychological disease because it keeps the person worried about it, it is usually caused by the person who watches bad movies or women who talk to each other about sexual issues by phone or live.

This in his mind creates a thought that does not end in terms of emotion.

The medicine is for a person to marry if they are unable to do so. They must fast longer than things that can cause severe erectile dysfunction.

We have talked a lot about such a question and look for it in detail on the web.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More