Cudurka koroona (coronaVirus) siduu dadka ugu dhacaa

How can grow up coronaVirus

Waa maxay cudurka Corona?

Virus corona waa cudur u eg sida hargabka koolba aariyada oo kale waxaa lagu gartaa qandho iyo qufac iyo neef ciriir iyo matag iyo shuban iyo caabuq sanbabaeed

siduu ku faafaa? 

wuxuu ku faafaa inuu qofka dhexgalo dad cudurka koroona hayo ama neeftooda inay soo gaarto ama dadka cudurka hayo waxooda inuu qofka gacanta la galo, waxaa suurtagal ah inuu istaajiyo shaqada kelliyaha ama inuu dhib weyn u geysto sanbabada

Cudurka koroona (Virus corona) siduu dadka ugu dhacaa
Cudurka koroona (Virus corona) siduu dadka ugu dhacaa

.
Wax daawo ah ma leeyahay?

ilaa iyo hadda wax daawo ah looma hayo oo u gaar ah, kaliya waxyaalaha lagu daaweeyo koolba aariyada ayaa lagu daaweeyaa.

Wuxuuna ku dhacaa qofkii Ilaahay ugu talaggalo. Ilaahay haka badbaadiyo intii muslin ah.
Ruushka oo ku tuhumay inuu ka dambeeyo faafinta feyraska koroona Maraykanka.

Daawada coronaVirus waxaa laga yaabaa inay ku taajiri rabaan shirkadaha reer galbeedka sidii hargabka shinbirta iyo kan doofaarka oo kale. Waxaa la sheegayaa dowladda China inay rabto inay ku dhisto isbitaal u gaar ah dadka jirrada ay hayso waxaana la rabaa muddo hal toddobaad in lagu dhiso. Sida sawirada qalabka dhismaha halkan ka muuqada.

waxaa laga fahmayaa arrinkan inuusan caadi ahayn, waayo dunida dulmiga ayaa aad u batay dadka naxariista ayaa ka dhamaatay marka Ilaahay wuxuu kusoo salidaa ciidankiisa.

cudurka karoona ma aha wax sahlan

Inta muslin ah waxaa la rabaa inay akhristan ducada nabiga SCW kasoo aroortay oo ah:

” اللهم إني أعوذ بك من البرص والجنون والجذام، ومن سيئ الأسقام “

(Ilaahayow waxaan kaa magangalayaa baraska iyo waallida iyo juudaanka iyo cudurada oo xun)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More