Site icon Daruur درور

Cudurka furuqda daayeerka Monkeypox waxa uu yahay iyo siduu ku faafo

Cudurka furuqda daayeerka Monkeypox waxa uu yahay iyo siduu ku faafo

Su’aasha:

scw bahda daruur salaan kadib waa maxay cudurka cusb hada la sheegayo inuu dunida ka dilacay oo lagu magacaabay furuqda daanyeerada

qofka cudrkaas ku dhacay maxa lagu gartaa daawo ma leeyahay fadlan faahfaahin iga siiya.

Cudurka furuqda daayeerka Monkeypox waxa uu yahay iyo siduu ku faafo
Cudurka furuqda daayeerka Monkeypox waxa uu yahay iyo siduu ku faafo

Jawaabta:

Cudurkan oo lagu magacaabo afka carabiga جدري القرود afka ingiriiskana Monkeypox,

cudurkan sida la sheegay marka ugu horraysa waxaa la iktishaafay 1958-kii waxaana lagu arkay waqtigaas daanyeerada,

laakin dadka wuxuu usoo gudbay sanadka 1970-kii.
Cudurka Monkeypox wuxuu u eg yahay busbuska cudurka loo yaqaano,

laakin wuu ka duwan yahay, wuxuu leeyahay madax xanuun iyo qandho kaddib qofka nabro ayaa jirkiisa kasoo baxo nabro aad u badan, oona waaweyn,

nabrahaas biyo malax oo kale ayaa galo markaas ayay boqayaan, waa cudur xanuun daran wato,

wuxuu aad u xanuujiyaa afka iyo xubnaha taranka waxaa laga yaabaa qofka inuu hayo 14 iolaa 21 maalmood.

Dhakhaatiirta qaar waxay leeyihiin cudurkan waa la faafiyay wuxuuna ku jiray tallaalada qaar ee karoonaha waana ujeeddo la rabo dadka in lagu tirtiro.

Waxaa kaloo la sheegay inuu ku dhacay dadka khaniisyada sida dalka UK ka dhacday, dadka lagu arkay waxay ahaayeen dadka khaniisiinta ah.

Cudurkan waxaa kaloo uu ku gudbi karaa qofka uu hayo inuu jirkaaga taabto ama meel inaad iskula nooshihiin,

ama inaad xirato dhar isaga xirtay ama inuu kusoo gaaro dhacaanka nabraha jirkiisa.

 

Cudurka laga qaado galmada gadaal

 

The disease, which is called In Arabic, Monkeypox, was first reported in 1958 and was seen in monkeys at that time,

but it passed on to humans in 1970.
Monkeypox disease is similar to the disease known as the disease, but it is different,

it has headaches and fevers after the person who wounds come out of his body a lot of wounds,

which are large, these wounds like water go into it and then they go into it, it is a severe disease,

it is a painful disease, it is very painful for the mouth and the reproductive organs the person may have 14 to 21 days.

Some doctors say the disease has been spread and it has been in some vaccines in the crown and it is an intention to eliminate people.

It was also reported that it affected homosexuals as happened in the UK, the people seen were homosexuals.

The disease can also be transmitted by touching your body or living in a place where you are living,

or by wearing clothes or by touching the wounds on their body.

 

Exit mobile version