Cristiano Ronaldo lacag afur ugu deeqay reer Falastiin
Warar saxaafadeed ayaa waxay sheegeen in Cristiano Ronaldo dos Santos xiddiiga kubbadda cagta oo hadda cayaara kooxda Juventus Football Club uu ku tabarucay lacag gaareysa 1.5 malyan yuuro sidii loogu afurin lahaa dadka danta yar ee shacbka Falastiin bisha Ramadaan.
