Corona maxaa loogu bixiyay COVID19

Ereyga corona waxaa laga wadaa taajka madaxa lagu xiro engilish ahaan, Illeen wuxuu u eg yahay wax leh kurtmo taaj u eg.

wuxuuna u dhow yahay cudurka SARS-COV 2 oo lagu arkay dalka China 2003.

Corona maxaa loogu bixiyay COVID19
Corona maxaa loogu bixiyay COVID19

Magaca COVID19 waxaa lagasoo gaabiyay Corona virus disease 2019.

labada xaraf hore waxaa lagasoo qaaday labada xaraf ugu horreeya ereyga COrona labada kalena waxaa lagasoo qaaday labada xaraf ugu horreeya ereyga VIrus xarafka ugu dambeeya oo ah D waxaa lagasoo qaaday ereyga Disease ooah afka ingiriiska jirro ama cudur, nambarka 19 waxaa lagsoo qaaday sanadka uusoo baxay cudurka oo ah sanadka 2019.

marka laysku daro waxay noqonayaan COVID19 waxaana loo qoraa dhamaantooda si capital ah.

  ilaa iyo hadda cudurka corona daawo ma laha wuxuuna u faafayaa si xoog badan gaar ahaan dalalka reer galbeedka.

cudurkan wuxuu leeyahay astaamo u eg hargabka sida qandhada iyo qufaca iyo madax xanuunka.

wuuna kala daran yahay  noocyadiisa sida hadda la sheegayo 3 nooc ayuu noqday.

cudurkan waa ciqaab Ilaahay ksuoo dejiyay dadka waayo waxyaalo badan ayaa dhacay oo xadgudub ah dhinac walba

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More