Site icon Daruur درور

Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen

Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen

Wadooyinka magaalada muqdisho
Wadooyinka magaalada muqdisho

Warar ayaa waxay sheegayaan ciidanka militariga inay xireen waddooyinka magaalada Muqdisho.

waxaa la sheegay dhowr bilodd inaysan qaadanin wax mushaar ah.

sawirada ay dad badan goobjoog ah ay soo bandhigeen waa kuwan

Wadooyin xamar
Wadooyinka magaalada muqdisho
Wadooyinka muqdisho

Tallaabadan ciidanka ay qaadeen waa halis oo ka imaan karta dhibaato weyn

Exit mobile version