Browsing Category

Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Dambiga xanta iyo jeesjeeska

Diinta islaamka waa diin aad u qiima badan, fidrada toosan ayay waafaqsan tahay, waxaa kusoo aroortay quraanka iyo xadiiska nusuus badan oo tilmaamaysa inay xaaraan ay tahay dadka in la dhibo, dhibka dadka qaabab badan ayuu yeelan karaa,…

Fadliga dhexdhexaadinta dadka

Dadka in la maslaxeeyo oo la dhexdhexaadiyo waa camal aad u weyn nusuusta sharciga si fiican ayay uga hadashay. wuxuu leeyahay Alle - subxaanahu -: {لاَ خَيْرَ فِي كَثِيرٍ مِنْ نَجْوَاهُمْ إِلَّا مَنْ أَمَرَ بِصَدَقَةٍ أَوْ…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More