Wiil ku riyooday asoo nabi Muxammad (SCW) dhar u dhaqaya

Wiil ku riyooday asoo nabi Muxammad (SCW) dhar u dhaqaya Su’aasha: Asc walaal waxaan ku riyooday aniga oo ii yimid nabi muhhamed scw oo la i dhahay waa nabi muhhamed wuxuu ahaa nin qurux badan oo xoog wayn Markaas wixii ka dambeeyey aniga waxaan dhar u dhaqaayay nabiga hooyo fiiri ayaan dhahay nabiga ayaa dhar […]
Riyooyin oo aadan ka jawaabin miyaa jira aad ka aamustaan

Su’aasha: Riyooyin oo aadan ka jawaabin miyaa jira aad ka aamustaan sida riyooyinka xun xun. Jawaabta: Riyooyinka aadka u xun oo naxdinta leh lagama jawaabo mararka qaar qofka waxaa loogu nasteexeeyaa inuusan sheegin, webka waxaad ka heli kartaa sida loola tacaamulo riyada xun, qofkii arko riyo xun waxa laga rabo inuu sameeyo. Laakin haddii riyada […]
Riyada ayeeyo mar hore dhimatay oo sakaraad ah

Su’aasha: Xaley waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo mar hore dhimatey alle ha u naxariistee oo sakaraad ah sariir saaran maxaa lagu fasiri karaa riyadaas. Jawaabta: Riyada qof dhintay oo sakaraadaya ma fiicna waxay tilmaamaysaa guriga inuu wax ka dhici doono, waxaa kaloo lagu fasiri karaa ayeeyadaada inay duco u baahan tahay, mar kaste salaad aad […]
Riyada gabar dhar dhaqayso oo agteeda qarax ka dhacaayo

Su’aasha: Asc walaal waxan ku riyooday Anigo dhar dhaqaayo askar Aya agteena Marty wayna iga shakiyeen waxay dhahen halkan miino ku duugan Meshan biyo Aya ku jire Iyaga dhaxdoda iskhilaafay isla marki qiiq Aya kace Wixina way qarxen dadna wax Kuma gaarin Maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waa khayr inshaa Allaah wixii dhib iyo murugo […]
Riyada qof dhintay oo macmacaan aad siineyso asna kaa diidayo

Su’aasha: walal hooyadee ayaa kur iyootay hooyadeed oo dhimatay hal sano kahor waa ayeeyadee july 2020 ayee dhimatay habeen hore ayee ku riyootay ayadoo macmacaan siineeso kadibna maya ee dhaheyso maxee noqon kartaa. Fiiro gaar: wll qaali sorry riyada meel yar baan kaqaldy iga raali noqo iigana falceli hadii macquul tahay please ee qofka dhintay […]
Waxaan ku riyooday aniga oo meel xero ku jira qoyskeyga ka fog

Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo meel xero ku jira qoyskeyga ka fog aan isku dayaayo in aan kabaxsado meeshas Kadib ninka meesha masuulka ka ah aan la hadlayo anaana laaluush isku fahmeyno 200$ ayaan siinayaa kadib aniga ayaa si dhuumasho la igu soo deynayaa riyada dhaxdeydane waxaan kusii arkey aniga oo wiil yar wada […]
Riyada hagaajinta suuliga maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc hooyaday baa waxay ku riyootay dhowr mar iyadoo Suuliga hagaajineyso Gaar ahaan Boosaneerka iyadoo Hagaajineyso. Jawaabta: Riyada hagaajinta musqusha ama nadiifinta waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu yahay qof dhowrsoon oo leh akhlaaq suuban, waxaa kaloo ay tusinaysaa hagaajinta suuliga xasilloonida qoyska iyo nolol degan iyo qofka inuu ka towbad keenayo dambiga. […]

