Waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray

Su’aasha: Asc bahda daruur Allah ha idin barakeyo waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray lkn hada kala harnay mararka qar wu iso salama riyada ku arkay asagoo soo qurxiyay timahisa oo sida qof hesaya iska dhigaya ane waxan dhahay ma qurxano sababto eh gar maleh markas ayu sameste gar ane waxa dhahay si […]
16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa

Su’aasha: scw waxan jira 16 sano bil gudaheda 5 jer ayaan riyo kubiyabaxay waxan ka darema xanun guska maxa tas kenaysa cudur miya Jawaabta: Qofka marka uu yahay da’dan oo kale aad buu riyo u arkaa wuxuu ku cusub yahay qaangaarka marka biyaha isla markii ayay usoo bataan xanuunka uu ka dareemayo wuxuu ka dhashaa […]
Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA

Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAN AHAY DHAKHTAR WAXAAN KU RIYOODAY DAAWOOYINKA AAN SAMEEYO OO WADANKOO DHAN GAADHAY AAN JOOGO OO WAXTARKEEDA AAD LOOGU FARXAY NOQDAYNA DAWOYIN CAAFIMAD ILAAHAY GALIAY IYADOO WARBAAHINTA AAD LOOGA […]
Riyada anoo cabaaya sharaab Coca-Cola

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH ALLAH MACAK Waxaan ku riyooday anoo cabaaya sharaabka coke cola Oo quraarad ku jira oo macaan ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Guud ahaan riyada cabitaanka macaanka ah waa riyo wanaagsan inta badan waxay tilmaantaa qofka sida uu uga gudbo mashaakilka xagga maalka iyo hantida, sidoo kale […]
Riyada casuumad aad u wayn oo macmacaan aan cunay

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO QAADHI WATA AYAAN WAXAAN HELAY MAC AAD U WAYN OO UU KA BUUXO WAX MACMACAAN OO AAD U FARA BADAN OO KALA WADA NOOCA KEEG, QUREEC, KU LAGU DARAY MALAB OO AAD U BADAN WAAN […]
Riyada anoo warqad qof u saxeexaaya

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WARQAD LA ILEEYAHAY U SAXEEX WAXAA KA DHIMAN SAXEEXAAGEE WIIL AAN AQAANO MEEL XAFIISA WAAN U SAXEEXAY WAXAANAN RAACIYAY MAGACAYGA MARKAASUU QAATAY ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto waxa aad ku tala […]
Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo dabaalanayno

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO KUDABAALANAYO MEEL DHULKA AAD UGA SARAYSOO AAD U QURUX BADAN WAXAANA DADKII HALKAASI IGULA DABAALANAYAY KA MID AHAA MADAXWAYNAHA WADANKAAN JOOGO WAAN IS AG FADHINAY MARKAAN DABAADHA KASOO BAXAY MEEL CIIDOO U QURUX BADAN ALLAH […]

