Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya

Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya Su’aasha: waxan ahay wiil 22 jir ah gabar ayaan ka sinaysatay gabadha waa dhilo rag badan aya u taga waxan u tagay anoon xiranayn kondom marka aan kaso tagay waxan ka baqaya aydhis inaan ka qaado waswaas ayaan ka qaday maxaan sameeyaa ila taliya. […]
Waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray oo lacagta lasoo dhuuntay

Waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray oo lacagta lasoo dhuuntay Su’aasha: Asc sheekh Alle haku xafidee waxaad ii soo fasirtaa riyadan”waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray lugaha iyo gacmaha oo gacan ii dhiman tahay ka dib halkaan beeso ama lacag ka bixin lahaa soo khiyaamay yacnii la soo dhuuntay wax lacaga […]
Waxaan arkay anoo ka dhuumanayo qof aan aqaano

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo ka dhuumanayo qof aan aqaano oona guriga albaabkiisa furanyahay , qofkana waxuu ku soo soo socday waddo ku toosan albaabka guriga , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda aad ku sugan tahay oo ah cabsi iyo walwal, sidoo kale waxay tilmaamaysaa inaadan kasoo bixi karin mas’uuliyadda dusha kaa […]
Riyada adeerka dhintay asoo weji dhalinyaro leh

Riyada adeerka dhintay asoo weji dhalinyaro leh Riyada: Asc walaal waxaan ku riyooday, Aderkeyga oo horay uu dhintay, asigo meel ku tiirsan sida oo ku nasanaayo, markan wajigiisa egay wuxu wajigiisa ahay, waji dhalinyaro ah 15/18 years ah, garkiisa na iyo sharbahiisa na wuxu ahay age ka 15/18, waji aad uu qurxo iyo indho waaweyn […]
Riyada wiil labo sano jir ah oo igu kaadinayo

Su’aasah: Asc waxan ku riiyooday wiil aan dhalay oo laba sano jira asaga ok dhabtayda saaran igu kaadinaya maxay noqon karta riyada kadiida caruurta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaammysaa inaad heli doonto arsaaq iyo nolol fiican iyo farxad, waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa ilmahaas inuu dhali doono mustaqbalka farac badan, guud ahaan riyada kaadida ilmaha […]
Riyada Safarka Doonta oo South Africa aan u socdo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday anoo xeebta jooga oo kubad ciyaarayo Nin shiinees ah oo maamo Somali ah oo wayeel ah daawo u qorayo maamadii iyo Ninkii ayaan u kala Turjumay kadib daawo ayuu siiyey Ninkii Wuxuu u baxay Badda dhankeeda oo Maraakiib iyo duumo badan ay taagan yihiin waxaan ku dhahay xagee u Socotaan […]
Riyada qof aad garanayso shil gaari ku dhimanayo

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riyooday aniga gaari aad u ordaya aan la socda kadib gaariga saarna iyo gaari kale uu la socday aan aqaano isla shaqeyn balse aan isku dhacsanahay ayan ku riyooday in uu ku geeriyooday shilkaas labada gaari isku dhacday kadib waxaa ii iimanaya wiil aan aqaano wuxuu leeyahay Saxiibkeena waa geeriyooday […]

