Riyada anoo ciyaarsiinaya wiilkayga yar

Riyada anoo ciyaarsiinaya wiilkayga yar

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WIIL YAR OO AAN DHALAY OO WIIG JIRA SARIIRTA KU CIYAARSIINAYA WAANU BOOD BOODAYAY ISAGOO CIYARAYS ISAGOO AAD U QOSLAAYA OO AANU WADA FARAXSANAHAY ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Waa riyo tilmaamaysaa nolol raaxo iyo farxad leh, […]

Riyada Cunada kala duwan sida casuumaad oo kale

Riyada Cunada kala duwan sida casuumaad oo kale

Riyada Cunada kala duwan sida casuumaad oo kale Riyada: Asc waxaan ku riyooday aniga oo Cuno Soo ridanaya waxaan Joogay meel Cunada noocyadeeda kala duwan ay taalo Sida Casuumaad oo kale ah khudrad cagaaran oo jar jaran Saxama waa wayn ayey ku jirtay Saxan Basal cad iyo Qudaar kale saaran tahay iyo Saxama badan oo […]

Riyada qof hanti badan leh

Riyada qof hanti badan leh

Su’aasha: Asc, waxaan arkay qof aan aqaano oo allaah udhiibay hanti badan ku wareejinaayo buug xisaabaatka ganacsi, mana ne dhexmarin wax shaqo ah weligey oo hantidiisa , maxaa la dhihi karaa idinkoo mahadsan . Jawaabta: Aragtida ninka hantida leh astaan waxay u tahay nasiib fiican waxaa kaloo la dhahaa hadduu deeqsi yahay riyada waxay tilmaamaysaa […]

Riyada cunug yar oo afka xaar la galay

Riyada cunug yar oo afka xaar la galay

Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay nin kale oo dhabta usaaran canug yar , marka ninka wuxuu ku dhahay iriixriix ninka canuga haayay wuu dhigay canuga , kadib wuu bilaabay inuu uriixriixo , islamarkii wuxuu arkay ninkii daliiqa bilaabay canugii afka gashtay canug yar kale dabadiisa oo ka socoda xaar , canugii yaraa afkiisa iyo […]

Riyada nin macalin anoo wax ka dalbanayo

Riyada nin macalin anoo wax ka dalbanayo

Riyada nin macalin anoo wax ka dalbanayo Su’aasha: Asc, waxaan arkay nin macalin ah aan aqaano oo wada joogno guri sar ah oo weyn , ku leeyahay horta anaa baraayay caruurta qur’aanka kariimka , igu wareeji hadda iyo waxii ka dambeeya xaaskeygana way ila socotaa , maxay noqoneey . Jawaabta: Inshaa Allaah khayr iyo barako […]

Riyada qof guri la gadoomaya maxay tahay

Riyada qof guri la gadoomaya maxay tahay

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo laba guri dhaxdooda maraya meeshaas oo ah wado kadib waxaa iga hor imaanayo guri kadib waan riixayaa wuuna ila soo gadoomayaa markaas ka dib meel aan joogo waan aqooni waayey mar ayaan is dhahay madhimatey oo gurigi maa kugu soo gadoomey ka dib hurdada ayaan kasoo kacay maxaa lagu […]

Riyada Qof aan saxibo aheyn oo isoo wacaya

Riyada Qof aan saxibo aheyn oo isoo wacaya

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday qof aan sxbo aheyn balse aan kala go,nay oo isoo wacaya aniga oo gaari saaran Wuxuu ileeyahay Soo carar ii i imow aniguna waxaan leeyahay gaari ayaan Soo saaranahay waan kuu Soo socdaa lkn Wicitaanka igama kala joojinayo dhowr mar ayuu isoo wacayaa isagoo leh maad imaatid gaarigan xoog ayuu […]