Riyada walalkay oo dhintay oo i waaninaya

Riyada walalkay oo dhintay oo i waaninaya Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAN KU RIYOODAY ANOO KA IMID GABADH AAN DOONAY AYAA WAXAAN WADADA IGA SOO QAADAY WALALKAY OO DHINTAY RAMADAN TII DHAWAYD WAXUU WATAY GAADHI WUU ISOO QAADAY WAXAAN KU IDHI WALAL SAAKA […]
Riyada galmada saddex gabdhood maxay tahay

Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO GALMONAYA GABADH AAD U QURUX BADAN AYAA GABADH KALE KUSOO BOODAY OO TIDHI II BANEE OO AY SOO QABATAY IYADOO AAD U HAMUUM QABTA OO AY IGA DUL KICISAY ANA KURSI AYAAN KU FADHIYAY GABADHII […]
Waxan ku riyoodaa marwalba aniga wax dhiganaya bugaag sita

Su’aasha: Asc wallo waxan ku riyoodaa marwalba aniga wax dhiganaya bugaag sita. Jawaabta: Waa riyo tilmaamaysa wanaag iyo mustaqbal fiican iyo guul, waxbarashada waxay astaan u tahay guusha iyo mustaqbalka wanaagsan.
Waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya

Su’aasha: Asc wallo waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya iifasir wall shukran. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga arrin inay lasoo gudboonaanayso, oo u baahan in laga fikiro, saan kuu sheegay riyada faafaahin dheeraad ayay rabtaa, riyada fasirkeeda wuxuu ku caddaanaa in qaabka loo arkay la faahfaahiyo.
Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna

Su’aasha: ASC Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna Riyada ii fasir wallo shukran. Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa khilaaf iyo qalalaaso oo qoyska soo dhex gali doonto. Teeda kale waxaa fiican riyada inay faahfaahsanaato, hadda kadib riyada markaad soo qorayso soo faahfaahi, riyada marka ay faahfaahsan tahay fasirkeeda si fiican ayaa […]
Riyada maamulaha dugsiga asoo guursanaya gabar

Riyada maamulaha dugsiga asoo guursanaya gabar Riyada: Asc mar ayan ku riyoday anigo joga iskuulka aan wax ka barto meel aan fadhinay ani io gabdho iskulka dhigta waxey dhehen mamulaha aya arosayo yuu arosi ayan dhahay gabar iskulka dhamese aye ii tilmamen mamulihi aya inta noo imaday nagu dhahay fasalkina aada ane waxan dhahay suga […]
Riyada gabar fasalka ku dhex ooynaysa marka warqad loo diiday

Riyada gabar fasalka ku dhex ooynaysa marka warqad loo diiday Riyada: Asc waxan ku riyooday anigoo jooga goob aan wax ka barto sida exam in lagalayo ayan u fadhinay waxan arkay wax laso koobay oo sabuurada ku qoran buug ayan ku qortay macalinka warqado ayuu qeybiyay ane qoraalka waxas ayan ku mashqulay macalinki ayan dhahay […]

