Waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi
Waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi
Su'aasha:
Asc walaal waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi walaal ii fasira.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada la soo gudboonaanaya wuxuu noqon karaa guur…