Riyada ladagaalka 2 naag oo dhahaayo dubeey aadena kadibna iska keen celi
Su'aasha:
Sh waa mahadsan tahy waa shugri mar 2d riyo kuwiidina insh allh, sh waa kumahad santahay sida iigu fasirtay wabseedkan 2 sano wax ka aqrisaayay waa ku faa,iday walal riyada waxe tahy 2 naag isla dagaaleena kadib waa ka adkaana…