Nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta
Su'aasha:
Asc, nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta ay leedahay qaad soo daadi ,,Ninka waa nin wax dhalay weeye, tuunjiga waa kii yaraa weeye ee caruurta istecmaala , wuuna ka qaaday hooyadii tuunjiga…