Riyada cunug yar oo afka xaar la galay
Su'aasha:
Asc , nin wuxuu arkay nin kale oo dhabta usaaran canug yar , marka ninka wuxuu ku dhahay iriixriix ninka canuga haayay wuu dhigay canuga , kadib wuu bilaabay inuu uriixriixo , islamarkii wuxuu arkay ninkii daliiqa bilaabay…