Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo

Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo Riyada: Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo wan kor imi hadana wa sii socde anigo oynaayo melban fadhiste dad mesha fadhiyen baa dhecen mexe la oynesa gbadha mrks dadki baa dhahayo abaheed baa dhintay sas […]
Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah

Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah Riyada: Sc sheekh hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah oon suuli lahayn markas waxay aragtay in nin meel u dhaw jooga niayada iska leeyahay ayay tidhi ninkaasi talow muu istinjoonaya isaguna waan kacay anoon iska maydhin. Fasirka: […]
Riyo guri qarsoon oo cajiib ah

Riyo guri qarsoon oo cajiib ah Riyada: waxaan ku aniga iyo hooyo wada socona oo meel nimi ayaa soo ag marnay guri hooyo saxibadeed degantahay aniga wax ayaan wada dhigan jirnay gabadha gurigii sacda wuu dhawyayah ina mari aan sii marnee ayaan ku idhi hooyo markaan soo gaadhnay gurigii waxaa ka soo baxay gaadhi hooyo […]
Waxan ku riyooday gabar yar oo aan dhalay oo tinta laga goosanayo

Waxan ku riyooday gabar yar oo aan dhalay oo tinta laga goosanayo Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday gabar yar oo aan dhalay oo tinta laga goosanayo tintana way u tidcan thy hal tidac baa laga goostay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa khasaaro xagga lacagta, waxaa laga yaabaa lacag inay kaa khasaaarto ama ay kaa […]
Riyada kirli biyo lagu soo shubanayo oo lagu weysaysanayo

Riyada kirli biyo lagu soo shubanayo oo lagu weysaysanayo Riyada: Asc Waxan ku riyooday anigoo kirli sita kadib waxaan biyo kaso shubtay shirkaan biyo ku jireen o xafad aan jaar nahay wxna isku nahay hor yaala o igu leeyhiin , wan kagso shubtay waxaan fadhiisatay gurgigayga hortiisa kadib wan ku waysaytay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Riyo taangi biyo aan ka shubaya oo si yar u socda

Riyo taangi biyo aan ka shubaya oo si yar u socda Riyada: Asc sheeekj waxaan ku riyooday anigoo taangi biyaha ka shubaya biyo si yar u socda ka soo baxay daboolka ayaan ka furay waan eegay mise biyihii ayaa ka sii dhamaanaya waxan idhi alla maxa loo dhaamin waayay Waxan furay qasabdi waxa ka soo […]
Riyada gabar nin geedkiisa qabanayso markaas kaadi ka imaanayso

Riyada gabar nin geedkiisa qabanayso markaas kaadi ka imaanayso Riyada: Asc riyada nin deris nahay gabar xubintiisa taranka aan gacan ku qabanayso isagana uu ka diidan yahay ugu dambeen wuu isku kaadinayaa kaadida dhulka ayay ku shumbaysaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa naag aad garanayso inay nin ku ridi doonto xumaan ninkaas waa qof iska ilaalinayo […]

