Fasirka riyada ciddaada ay kaa cararayaan
Su'aasha:
Asc shiiqow waxan rabay in aad riyadan ii fasirto ilaa mudo labo sano ah ayaan isku arkayay oo isla riyadaas ah waxan ku riyooday cideyda oo dhan wey iga cararayaan meel mugdi ah ayaa la igaga tagaa waan ka daba qeeylinaaaa…