Riyada bariis iyo hilib karsan maxaa lagu fasiraa
Su'aasha:
Asc wll
Salaan kadib waxan ku riyooday anoo Bariis karsan iyo Hilib asagana karsan anoo cunaya waana raashin baseel ah aad ayuu u macana.
Jawaabta:
waa riyo aad u fiican waa bishaaro weyn. inshaa allaah waa arsaaq badan oo…