Naag ayaan ku riyooday anoo u tagayo
Su'aasha:
Waxaan ku riyooday anoo u tagayo naag ajnabi iga ah oo aanan garanaynin aniga waxaan ahay nin doob ah markaan naagtii u galmooday hooyadayda ayaa i aragtay way qosleysay markaas ayaan aaday anigana isla naagtii ayaan u laabtay…