Fasirka riyada lacag badan iyo gaari qurux badan
Su'aasha:
Waxan ku riiyooday anoo hantiilo noqday lacagta aam haystana ay gaaraysa 250M dollar gaari aad u qurxoona waan watay. Waxaana ila socotay xaaskeyga.
Jawaabta:
Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad noqonayso qof aad loo yaqaano.…