Gabar ku riyootay iyadoo dhashay sedex caruur
Su'aasha
Asc walaal waxaan rabaa In aad riyo ii fasirto wali la ima guursan waxaan ku riyooday anoo dhalaaayo sadex cunug fooshana alle iguma dhibin si fudud ayan ku dhalay ilmihi aan dhalay ayaa cunug Ka mid ah waxaa qadaneeso naag aan…