Riyada xaaska laga dhuumanayo carada hooyo awgeed
Su'aasha:
Asc xalay waxan ku riiyoday hooyo ii xanaqsan oo igu qeylinaysa iyo anoo gurigayga iyo xaaskeyga ka foogaaday anoo ka dhuumanaya xanaqa hooyaday awgeeda. Si deg deg igu soo jawab.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa walwal…