Riyo maamul shir aan kula jiro
Riyo maamul shir aan kula jiro
Riyada:
Sc sheekh waxaan ku riyooday aniga iyo shaqaale kale oo kula jirnna shir maamulka u sareeya ayuu wuxuu miis ku tufaya xanjo uu cunayay maamulka ka hooseya ayuu ku qayliyay qaad xanjadan dhakhso…