Riyada nabi MUXAMMED (NNKH) IYO ASXAABTII

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY NABIGEENA MUXAMMED (NNKH) IYO ASXAABTII OO GURIGAYA HOOL DAYRKA KU YAALA FADHIYA MARKII LA II SHEEGAY AYAAN SHEEDA KA EEGAY OO ASXAABTUNA WAY FADHIYEEN NABIGUNA WUU TAAGNAA OO MAXADARO AYUU U JEEDINAYAY HADALKA WAAN MAQLAYAY SI FIICAN LKN WAJIYADOODA UMA ARKAY OO CUMAAMADO AYAY MADAXA KU […]
Hooyadayda waxay ku riyootay nabi MUXAMMED (NNKH)

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN ALLAH MACAK HOOYADAYNA WAXAY KU RIYOOTAY WAXAYKU RIYOODAY NABIGEENA MUXAMMED (NNKH) OO SIFIHII QURANKU SHEEGAY LEH YACNII MARKAY TILMAMAYSO WAA SAX WAA NABI MAHAMED (SCW) WAXUU IGU YIDHI BAY TIDHI SIJAAYADA TOOSI ALLAH MAHADLE. Jawaabta: Riyada nabi Muxamed (SCW) waa riyo xaq ah qofkii arkana waa qof nasiib weyn leh, inshaa […]
Riyo wiil abti oo Quraan akhrinaya iyo waddo la dhisayo

Su’aasha: ASC WALAL WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO WIIL ABTI II AH OO MEEL QURAAN KU AKHRINAYA U YEEDHAYA QOF AYAANA II DIRAY INAAN UYEEDHO ABTI INTAA KADIB WAXAAN SOO MARAY WADO DHISME KUSOCDO OO YARA BOODH AH WAXAAN RIIXAYAY DHAGAXYO LA QORAY YARA CULAYS BAY IGU AHAAYEEN LKN ABTIGAY UNBAA IGU YIDHI ANA WAAN ISKA […]
Riyada dabaco oo isoo daba galayso

Su’aasha: ASC. WAAN IDIN SALAAMAY WALAL CODSI AYAAN WATAA AH INAAD II FASIRTAAN RIYADATAN. WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DACAWO (DAWACO )MIDABKEEDUNA YARA CADAAN YAHAY ISKA KARI LA WAY IGU SOO ORODAA ANA WAAN ISKA CELIYAA WAXAAN JOOGAY MEEL BEER AH OO LEH GACAN QABSI FIICAN KOLA QOOL BAAN KU DHUFTAA KOLA DHAGAX MARKAAN ISKA KARI […]
Riyada gabar naasaheeda caano ka da’aya

Su’aasha: ASC WALAL IDINKO MAHADSAN . WAXAAN KU RIYOODAY XALAY ANIGOO MEEL SHAQO KA HAYA OO HADANA SOOMAN OO NAASAHA CAANO IGA DA’AYAAN BABY YARA WAAN HAYSTAY WAXAANA LAHAA MARKAAN AFURO AYAAN NAASKA SIIN BABY GA. ISO FASIRA MAHADSANIDIN. Jawaabta: Haddaad tahay qof la qabo riyada waxay tilmaamaysaa inaad dhali doonto ilmo mar dhow, haddii […]
Gabadha xaaskayigo ku riyootay ilmaheeno la dilayo

Su’aasha: A S C, Wad salaamantihin, su’aashan qabo, gabadha xaaskayiga aya isheegtay waxay ku riyootay waxa weeyan cunug yaron dhal’nay iyada hor’teeda u ka yar kuhor dilayo wiil walaalkeeda ka wayin ay marka iyaduna ay ka qaban kari wayiday e ooyayiso, fadlan riyaada mac’naheega inu fasira mahad sanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay gabadha dhibaato […]
Riyada gabadh suuqa lacag kaga luntay

Riyada gabadh suuqa lacag kaga luntay Riyada: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN Ilaahay ha idin xafido Waxaan ku riyooday aniga oo suuqa aaday oo gabadh aan qaraabo nahay ii sheegayso gabadh aan garanayo oo suuqa meherad ku haysata ayka luntay lacag amaano ah $1750 kun todoba boqol iyo konton dollar Oo kabacdi intaan gabadhii u tagay oo […]

