Riyada siigada hadana soojeedka lagu sameeyo

Riyada siigada hadana soojeedka lagu sameeyo

Su’aasha: Dr waxaan ahay qof dhalinyaro ah oo siigeysta waxaan ku Riyooda habeenkii anigoo siigeysanaayo kadibna maalintii waan sameeya walipa waxaan u sameeya isla Qaabkaan ku Riyoonaaayay bal ila taliya dr. Jawaabta: Riyada aad arkayso waxay ka dhalatay fikirka, adiga waxaad ka fikirtaa raaxada iyo siigada marka niyadda waxa aad ku hayso riyada way kugu […]

Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray

Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray

Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray Su’aasha: asc xiriirka jacayl ayaan ku wareeray waxan isku arkay inaan xiiseynayo gabadha markay i jeclatana an nacayo mana ihi qof xumaan ku sameyo gabdhaha waxaas maxa sababay maxana xal u ah. Jawaabta: Qofka caadi ahaan waxaa ku abuuran inuu naag ka helo oo uu jeclaado, laakin diinta islaamka xad […]

Riyada lo’da i cersaneysa waa maxay

Riyada lo'da i cersaneysa waa maxay

Su’aasha: asc waxan ku riyooday anigo lo,o ama sac ifijisanayo sac geesa waweyn ugu dambeynti geed ayan ka fuulay wuu iga daba imaday asago ordayo geesihiisa ayuu ila so laacay wuu igariwaye dad ayaa iga celiyey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa duruufo adag inay kugu soo socdaan xagga qarashka ama dhaqaalaha, laakin dad ayaad heli doontaa […]

Riyada aabaha askari noqday oo qori haysta

Riyada aabaha askari noqday oo qori haysta

Su’aasha: waxaan ku riyoodey xaley aabaheey oo askari noqdey Qorina jilbaha u saaran yahay kabahana xeranayo inuu baxo doonayo. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican aabbahaaga wuxuu heli doonaa farxad weyn sidoo kale awood iyo jaqo, waxaa kaloo riyada ay tusinaysaa caafimaadkiisa inuu aad u fiicnaan doono oo uu noqon doono qof awood iyo karti leh, […]

Riyada awr i eryanaya oo midi dhuunta ka galiyey

Riyada awr i eryanaya oo midi dhuunta ka galiyey

Su’aasha: Asc bcda sln wll waxaaan ku riyooday awr eryanaya. taas oo habeena badan aan riyo badan ku arkay ilaaa anoo yar ayaan arkay riyadaaas. hadaba afar habeen ka hor ayaaan hadaba riyo ku arkay awr iyo anigoo geed kaga daba wareegaya ayaaan midi dhuunta ka galiyey kadib ayaaan soo baraarugay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Anoo hurdo soo jeed ah ayaa wax ijiidanaayo anna waan qaylinayaa

Anoo hurdo soo jeed ah ayaa wax ijiidanaayo anna waan qaylinayaa

Su’aasha: Asc sxb sare waanku salaamay dhawaanahan waxaan isku arday markii la gaaro layl barkii ama sagaalka saac anoo hurdo ku jiro baa waxaan dareemaa in wax i jiidanaayo xaley baa ugu dambeyse anoo wax inay i ceejiyo rabaan aan xoog usoo kacay intaan hurdada ku jiray waan qaylinaayey balse qayladeeda codka kama soo bixin […]

Riyada cunintaanka nanac kulaylka

Riyada cunintaanka nanac kulaylka

Su’aasha: Asc asxaabta Daruur meel walba aad joogtaan waxaan rabaa inaad iiga jawaabtaan riyadaan waxaa ku riyooday anigoo cunaya ninac kuleel riyadaas mexee tahay wll. Jawaabta: Riyada nanaca kulaylka waxay tilmaamaysaa qofka inuu ku noolaan doono nolol degan oo xasilooni leh, sidoo kale wuxuu ka heli doonaan dadka qadirin iyo jacayl wuxuu lahaan doonaan nasiib […]