Qofkii ku riyoodo kacbada maxa lagu fasiraa
Su'aasha:
Waxaan rabaa inaad ii fasirtan riyada kacbada qofja hadu arko asoo kacbada agteeda jooga maxaa lagu fasiraa xaj miyuu helaa mise waa wax kale?
Jawaabta:
Riyada kacbada waxay tilmaamaysaa hanuun iyo masjid iyo salaad,…