Riyada caruur jaranjarad laga tuurayo

Riyada caruur jaranjarad laga tuurayo Riyada: Wll waxaan ku riyooday gabar aan saaxiibo nahay oo itiri kalay suuqa dukaan ii raac anoo laamiga wax ka gadanaya waan racay waxana watay wiil iyo gabar yar yar markàn cabaar so conoay waxaan koray jaran jar dheer caruurtii waan ka adajin waya waxan dhahay caruurta mid ii daji […]
Riyada nikaaxa maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: ASC riyada nikaax maxay noqon kartaa. Jawaabta: Riyada nikaaxa waxay xambaarsan tahay isbadal weyn noloshaada lasoo gudboonaanaya, qofka hadduu arko nikaax sida asoo naag lagu nikaaxayo wuxuu heli doonaa nolol cusub oo barwaaqo wadato, waxaa kaloo riyada ay tusin kartaa qofka si dhab inuu u guursanayo naag. Ama wuxuu noqon karaa isbadal kale oo […]
Riyada gabar moos qeyb laga siinayo

Su’aasha: ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday anigoo moos fiiqday khayb Ka mid ah na aannsiiyay naag oon u jabshay haaf. Jawaabta: WCS, mooska waa arsaaq badan iyo faa’ido laga helayo mashaariic, haddii qofka uu yahay mid aan diinta si fiican ugu dhaqmin oo muus uu ku riyoodo waxay tilmaamaysaa riyada cabsida Alle iyo inuu […]
Riyada Cali bin Abii Daalib (RC) iyo asxaabta Nabiga (SCW)

Su’aasha: Asc Waxaan ku riyooday cali abiidaalib R.C oo qayb ka mida azxabtiisi (ciidan kiisi) oo jihaad u baxayay madax iiga dhigay. Bal raajatada saara riyadaas maxay noqonaysaa? Mahadsanidin. Jawaabta: Riyada asxaabta nabiga (SCW) waa riyo khayr badan guud ahaan, riyada Cali bin Abii Daalib (RC) waxay tilmaamaysaa in cadowga laga gulaysan doono guusha muslimiinta […]
Waxan ku riyoday anigoo gabar qurux badan aanan garanayn habsiinaayo

Su’aasha: Ok ASC gudomiye waxan Ku riyoday anigoo gabar qurux badan aanan garanayn habsiinaayo nin Aya INA ah joogay mana ahayn arinkale wayna Iska faraxsanayd waxay Ila ekeed qof school EY ah. Jawaabta: Qofka ku riyoodo gabar qurux badan iyadoo ay qoorgalainayso ama habsiinayso waxaa lagu fasiraa inuu goor dhow gabar guursan doono, sidoo kale […]
Riyada qof saaxiibkay dhintay oo hadana aan la hadli karin?

Su’aasha: Waxaan ku riyooday nin saaxiibkay ah oo mar hore dhintay hadana isagoo nool ayaa riyo laygu tusay isagu waa faraxsan yahay waa shekeynaa lkn riyada dhexdeeda waxaan awood u lahaan waayey inaan la hadlo qofkaas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu khayr helay maadaama uu faraxsanaa waa khayr riyada inshaa Allaah xaalkiisa ayaa lagu […]
Riyada anoo madax ka ah ciidamada bada falastiin

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan nabadgalyo guudkiina ha ahaato waxaan ku riyooday anoo falastin ku caawiyay 350 wadhaf iyo quraarado qarxaaya oon dagaalka kula jiro qasa oon yuhuuda eyanayno iyo anoo ciidamada bada ee falastine madax la iiga dhigay iyo gabadh falastine ah oo aad iyo aad u qurux badan oo hooyadeed intay […]

